Maxaa Dhacaya 30 October. ilaa 25 November. Halloween? - XARAF MEDIA

Home Top Ad

Responsive Ads Here

Saturday, 23 December 2023

Maxaa Dhacaya 30 October. ilaa 25 November. Halloween?

Halloween oo ah Fasax iyo dabaal dag dhaca 30 December ilaa 1 November. Dhamaadka Sanadka waa maalin ay xusaan  reer galbeedka.   asalkiisun Uu yahay cilmaani taas oo ku salaysan aragti Diimeed oo jahli ku dhisan. Islamarka aad loga xuso yurub iyo galbeedka America. 


Hollowen inta bada dabaal daga diin-la,Aan ah taas oo la qabto xaflad. Dhar iyo qeybinta nac nac cunto iyo hadyado loo qaybiyo caruurta. Lakiin halloween waxa uu Asdaan iyo farxad u yahay cristian Triduum ah. Oo aaminsan in ay ku xasuusan donaan Dadkii ka dhintay sanadkaa dhamaanaya 30-October ilA 1 December. 


Suhain waxay astaan u Ahayd u gudubka iyo soo dhaweynta Sanadka Cusub iyo bilowga jilaalka cusub. Dadka Celtic waxay Aaminsan yihiin inta lugu gudo jiro dabaal daga ciida. Dadkii dhintay in ay ruuxdoodii dhulka dul socdaan oo ay qubuuraha kasoo baxaan. Sidaa darteed masiixiyiintu waxay soo ban dhigeen fikrad in Habeenkaa 2 November dadka nool in ay la kulmaaan kuwii ka  dhintay. 


XIDHASHADA DHARKA CABSIDA AH. 


Sumhain waxa aaminsan yihiin si aan looga argagixin Jiniyaasha asalkooda ku nool dhulka waxa qasab ah in dadku xidhaan dhar Cabsi ah oo lugu qancinayo luguna raali galinayo yaga.  

doodo badan oo ku saabsan khiyaanadan  jira sadex aragtiyood 


1.aragtida kowaad waxa soo jeedinaysaa in inta lugu jiro Sumhain. Dadka celtic ay ka tagi donaan cuntada si ay u qanciyaan ruuxdii timid dhulka isla habeenkaa. Kadib yago xidhanaya dhar cabsi leh. 


2.Aragtida labaad waxay leedahy qeybinta nac naca iyo hadydaha ee loo qeybiyo Dadka saboolka ah Yadoo markaa la soo ururin jiray sanadka dhamaadka ah ay wax u tarayso dadkii dhintay loguna duceeyo 


3.aragtida sadaxaad ayaa ku doodaysa in khiyaanadan iyo khiyaaligan oo uu maraykanku u horeeyo. Jermalka.  Kadib inta ay caruirta dhar ugu labisaan casaan iyo cadaan isugu jira ay Dariska u Tagaan si ay u xasuusiyaan dadka waayeelka ah in ay aqoonsadaan kuwa qarsoon ( Rooxaan) 

Waxa jirtay in ka badan kun sano Waxay a noqotay mid sii kordhaysa.  Oo cilmaani ah. Maanta Halloween waxa loo tixgaliyaa maalin fasaxa oo madadaalo ah. Gaar ahaan caruurta iyo dadka waweyn.  









No comments:

Post a Comment